Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray degmo Al Shabaab laga saaray (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, waxaana saakay si weyn loo adkeeyay ammaanka degmadaasi. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdgiisa oo ay kamid yihiin wasiirka gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya, taliyaha ciidanka xoogga dalka iyo masuuliyiin kale ayaa waxaa soo dhaweeyay madaxweynaha Hirshabelle iyo saraakiiil ciidan. … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray degmo Al Shabaab laga saaray (Sawirro)